Jump to content

Salidka Yurub

Ka Wikipedia

Salidka Yurub

saliida yurub oo ruushka ay ku leedahay kaydka ugu badan ee wadamada norway iyo uk ka dib ruushka oo la xaqiijiyay kaydka saliida ceyriin , uk waxa ay ka heleen beero badan oo ku yaala waqooyiga badda iyo norway oo leh in ka badan 8 bilyan oo barrle oo saliid ah , wadamo badan oo yurub ah ayaa leh shidaal aad u firfircoon. saliida sida spain, turkiga, iyo talyaaniga


Waddnmaha salidka Yurub[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  •  Russia 80,000 Billion Barrleka
  •  Norway 8,000 Billion Barrleka
  •  Italy 497 Million barrleka
  •  Spain 150 Million Barrleka