Talk:Diwaanka Curiye
Sida saxda ah maqaalka ciwaankaan waa: Tusaha kalgalka = Periodic table
Arrimaha ku saabsan erey bixinta halkaan ayaa lagu codsan karaa Eray bixin
tusaha kalagalku maxay tahay?[wax ka badal xogta]
Af Soomaaligu wuu micno badan yahay, Sida ugu saxsan waa Diiwaanka Curiye. Ereygani waa kan ugu haboon ee buugaagta Af Soomaali ku qoran.