Jump to content

Turdho

Ka Wikipedia

Coordinates: 0°05′S 42°44′E / 0.083°S 42.733°E / -0.083; 42.733 Turdho waa Degaan ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose Waa tuulo Qurux badan oo deegaan Xeebeed ah. Waxaa daga Beesha ABGAAL MACALIN DHIPLAWE IYO CABDI SHEEKH MUDULOOD oo u badan. Ganacsato,Siyaasiyiin iyo Culumaaudiinba. Magaalada Turdho waxay leedahay kaawada la qodo ee ugu weeyn Jubbada hoose. waa dhul beereed iyo xeeb aad u dheer oo qurux badan. Inta badan dadka degan waa xoolo dhaqato iyo beeraley Kaluumaysato iyo ganaacsato. Waxaa bur bur xun ka soo gaaray magaalada Turdho dagaaladii sokeeye ee ka dhacay dalka 1991. Waxaa bur bur xoogan ka muuqda isbitaalka weeyn ee magaalada iyo dugsigii hoose dhexe ee Turdho, ee Mohamed Mudulood oo loo yaqaano Beesha cabdi sheekh iyo maxa Cade macalin ayaa ka mid ahaa dadkii Talyaaniga kula dagaalay.