Axmediyya

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Ahmadiyya)
Firqooyinka diinta Islaamka ee ah Sunniyiinta, Mahdavia, Ahl al Quran, ghair madhhabi, Axmediyya, Ibadi, Shiica, iyo Suufi.

Axmediyya ama Ahmadiyya waa firqo kamid ah firqooyinka haysta diinta Islaamka waxayna aaminsanyihiin Mirza Ghulam inuu Mahdi ahaa.