Wikipedia:Caawinaad
[Wax ka bedel] Cutubyada caawinaada
Wikipedia waa qamus furan (fasaxan) kaasi oo ay isticmaalayaashiisa si wada jir ah u wada qorayaan. Bogan waxaad ka heli doontaa macluumaad la'xiriira wikipedia:ha, sidii aad u siticmaali lahayd iyo sida uu u shaqeeyo.
Waxaad ka heleysaa waxa ku jiro wikipedia:ha iyo filosoofiyada ka dembeysa. Waxaa kaloo dheeraad ku ah sida aad wax uga bedeli lahayd maqaalada qoran iyo warbixin ku saabsan bulshada wikipedia
Jawaabo ku saabsan su'aalahan. Sidee loo dhaqmaa marka la'joogo wikipediaha? Maqaalo noocee ah ayaa lagu qorikaraa wikipediaha?
sida aad wax uga bedeli lahayd maqaalada qoran iyo warbixin ku saabsan bulshada wikipedia
Jawaabo ku saabsan su'aalahan. Sidee loo dhaqmaa marka la'joogo wikipediaha? Maqaalo noocee ah ayaa lagu qorikaraa wikipediaha?
Hadii taariikhda maanta ama lambarka maqaalada ee Bogga_Hore ay ka duwanyihiin kuwa dhabta ah waxaad u cusbooneysiinkartaa xasuusta dhow (cache) ee adeegaha (server)sida soo socoto. http://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Bogga_Hore&action=purge