Buuga Cagaaran (Mucamar Qadaafi)

Ka Wikipedia
 waxaa la burburiyey dhismihii guud ee buugga cagaaran xaafadda hoose ee magaalada Benghazi  2011 xilligi lagu guda jiray [[dagaalladii sokeeye ee liibiya]]

Buugga cagaaran  (Af Ingiriis : The Green Book; Af Carabi : ar‎) waa buug gaaban oo ku saabsan aragti siyaasadeed oo uu qoray madaxweynihii hore ee dalka liibiya mucammar al-qaddafi buuggan ayaa marki u horreysay la daabacay sanaddii 1975 kii kaas   oo looga baahnaa  inay akhriyaan   dhammaan dadka reer Liibiya..[1]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Alexander Dziadosz (2 March 2011). http://af.reuters.com/article/libyaNews/idAFLDE72127720110302. Soo qaatay 26 August 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)