Buundada Yavuz Sultan Selim
Coordinates: 41°12′10.48″N 29°6′41.83″E / 41.2029111°N 29.1116194°E
Buundada Yavuz Sultan Selim | |
---|---|
Qaabka | Afar haad oo jidka baabuurta ah |
Dhexmarta | Boosfoor |
Ku taala | Istanbul |
Magaca dowliga | Buundada Yavuz Sultan Selim |
Naaneys | Buundada sadexaad Bosphorus |
Dhisay | İçtaş Astaldi |
Astaamaha | |
Nashqad | Buundo leh xadhko adag |
Dhererka | 2,164 m (7,100 ft) |
Balaca | 58.5 m (192 ft) |
Jooga | 322 m (1,056 ft) |
Masaafada | 1,408 m (4,619 ft) |
Taariikh | |
Xirfada leh | Jean-François Klein Michel Virlogeux |
Dhismaha bilaabmey | 2013 |
Qiimaha | Lacagta Turkiga 4.5 bilyan |
La furey | |
Waxbixin | |
Gunno | $3.00 |
{{{map_caption}}} |
Buundada Yavuz Sultan Slim (Af Turki : Yavuz Sultan Selim Köprüsü) Waa buundada 3aad ee isku xirta labada daamood ee magaalada Istanbul ee Asia iyo Europe (Boosfoor) (Kuwa kale waa Buundada Fatih Sultan Mehmet iyo Buundada Halyeeyadii 15ka Luuliyo). Buundadaan waa midda ugu weyn uguna casrisan dhammaan buundooyinka waaweyn ee dunida waxaana dhismaheeda ku baxay qarash gaaraya 3 bilyan oo doolar taas oo ka dhigaysa sidoo kale buundada ugu qaalisan aduunka.
Waxaa Waxaa dhismaheeda la bilaabay 29kii May 2013kii, waxaana la daah furay 26dii bisha Agoosto 2016kii, waxaana xariga ka jaray Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo Ra'iisulwasaare Binali Yıldırım iyo madax kale oo lagu casumay xafladda daahfurka.