Chelsea FC

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Chelsea FC waa koox kubadda cagta ciyaarta oo ka dhisan magaalada London ee dalka Ingiriiska. Kooxda Chelsea waxaa la aas-aasay sannadku kolkuu ahaa 1905 10kii bishii maarso. Garoonka kubadda ee kooxdu leedahay waxaa lagu magacaabaa Stamford Brige. Isna waxaa la furay ama la howl galiyay sannadkii 1877 28kii bishii apriil waana garoonka ugu taariikhda dheer horyaalka Ingiriiska. Garoonku wuxuu deeqaa ama mar qura wada qaadi karaa in ka badan 41 798 oo taageere. Tababaraha kooxda ee xilligan waxaa lagu magacaabaa José Mourinho.

Chelsea FC

Ciyaaryahanada Chelsea FC 2013[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Nambarka Magac Wadan Dhalasho
1 Petr Čech Tashiik 20-05-1982
22 Ross Turnbull Ingiriiska 04-01-1985
40 Henrique Hilário Bortaqiis 21-10-1975
2 Branislav Ivanović Serbiya 22-02-1984
3 Ashley Cole Ingiriiska 20-12-1980
4 David Luiz Barasiil 22-04-1987
19 Paulo Ferreira Bortaqiis 18-01-1979
24 Gary Cahill Ingiriiska 19-12-1985
26 John Terry Captain sports.svg Ingiriiska 07-12-1980
28 César Azpilicueta Isbayn 28-08-1989
29 Sam Hutchinson Ingiriiska 03-08-1989
34 Ryan Bertrand Ingiriiska 05-08-1989
57 Nathan Aké Hollan 18-02-1995
5 Michael Essien Gaana 03-12-1982
6 Oriol Romeu Isbayn 24-09-1991
7 Ramires Barasiil 24-03-1987
8 Frank Lampard Ingiriiska 20-06-1978
10 Juan Manuel Mata Isbania 28-08-1988
11 Oscar Barasiil 09-09-1991
12 John Obi Mikel Nayjeeriya 22-04-1987
17 Eden Hazard Beljim 07-01-1991
21 Marko Marin Jarmal 13-03-1989
9 Fernando Torres Isbayn 20-03-1983
29 Demba Ba Sinigaal 25-05-1985
35 Lucas Piazón Barasiil 20-01-1994