Cristiano Ronaldo
Cristiano Ronaldo Dos Santos Aveiro (dhashay 5 febraayo 1985 Madeir Portugal) waa ciyaaryahan bortuqiis ah,Ronaldo waxoo u dhelaa kooxda Real madrid iyo qaranaka Portuqiiska.isaga waxoo kadhelaa booska baal wee rar ah,waxoo kalo dheeli karaa noobo. Ronaldo waxaa loo xisaabiyaa ciyaartoyda aduunka ugu laacibsan.Cristiano Ronaldo waxoo kuguuleystay laacibka qaarada Yurub 2008. Markaas waxoo noqday ciyaarihankii 4 oo Manchester United Udheelo oo ku guleystay hadiyadaan. 12Janaayo 2009 waxoo noqday (FIFA World Player of the Yea) laacibka aduunka oo sanadka 2008
Taariqdiisa markoo yaraay
Ronaldo kubada waxoo bilaabay markoo 4sano jir.markoo ilmaha ahaay waxoo tageri jiray kooxda Banfica, Ronaldo kooxdisa ugu horesay oo udheelay markoo yaray waa Andorinha waaxana tawabare u ahaay kooxdaas abaahiisa Jose Ronaldo 12 sano jir markoo ahaay waxoo baroowo ahaan ugu tagay kooxda Sporting Lisboa,markoo 13 sano gaaray waxoo kontarakti usaxiixay koxxdaas.2003 Cristiano Ronaldo waxoo soo gadatay kooxda ween oo kadhisan wadanka Englishka ee MANCHESTER UNITED. 11July 2009 ronaldo waxoo aaday kooxda Real madrid