Curudka Samaroob
#hadaba Beesha Baadi Cadde(Warable Tigaale) waxay u kala baxaan jilibyo wada dhashay oo sida tan hoos ku xusan ku cad:- 1-SAMAROOB oo ah curadka beesha, 2-Cadawyar, 3-Carayahan, 4-Afgaab, 5-Subeer, 6-Maamiye, 7-ilaabe, 8-Ibraahim Baadi cadde, 9-Xaamud, 10-Maceeye, 11-Moolkaal, 12-Quruweyle.
- Beeshu waxa ay leedahay ganacsato waaweeyn oo laleh cilaaqaad gacansi gacasatada Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibadda, qeybo kaimid ganacsatadaas haddii aanwax ka xusno waxa ka mid ah Cabdulaahi xasan cabdi Aamin :- Baadi Cadde waa beel weyn. Sidoo kale wa besha ugu dhaqalaha badan belweynta hawiye.Baadacade waa beel ka tirsan beelweeynta Hawiye kuwooga ugu horeeye waxaa eeyna ka kooban tahay Waxaan Kasii Nahay WarableTigaale oo kala ah waxa ugu cansan abdi fitax bashir dulmidii iyo cabduqadir mumin dhaay
A.Jufada Xaamud Ee beel weynta Baadıcadde waa jufo kamı ah 12da:
jufa Ee Belwenta badıcaade Inta badan Jufada xaamud waxay ay tarııkh mug ıyo magac Mısaan ku dhecledahay badıcadde<ref>beesha xaamud ee belweynta baadıcadde
Besha xaamud ee belweynta badıcadde waxay degaan hıraan labada shabeela ıyo gobalka banaadır xaamud waa xudunta Degmada jalalaqsı ee gobalka Hıraan waana ahlubeydaka Degmada jalalaqsı ee gobalka hııran
Jufada xaamud Ee Belweynta Baadicadde waxaa ka dhashay halyeygii weynaa Ganshale sare Ahmed Teersi sheekh weynaa ee Haji Ali iyo Enginer Hassan Ahmed Abdulle ( Hassan Alebiya ) , eng Abdullahi Elmi (Jarere), hussein Mohumed ( Hussein Burane) oo ahay madaxa isku xerka saadka ciidama ee gobalada dhaxe ,ku waas oo magac iyo miisaan ku dhexleh beesha Badicadde iyo Gobalada somalia sidoon kale besha xaamud Ee belweynta badicadde waxa ku hanantay inay bur-burkii dowladnimada kadib ay horseed u noqotay dib u yaglaladii waxbrashada iyo hormarinta waxbarashada soomaliya
Qoraa sare Nor arts
Xigashe Dr Ahmed Jophes