File talk:Button sig.png

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

magaeygu waa xasan kaafi jooga xamar waa aad ku mahad santihiin wlaalaha inoo fududeeyey in aan hello bog aan fikradaha aan qabno iyo waxa aan tabeneeynaba aan kusoo bandhigan maadaama aad tihiin kuwa isku howlay oo inoo sahaley marlabaad waan idiin mahad celinayaa intaas kadib waxaan idinka doonayaa walaalayaal inaan wabkaan kaheli taariiqdii darwiishkii sayid maxamed cabdulle xasan ee rilladii hasiiyee iy gabayadiisii oo sax ah intaas ayaan jeclaan lahaa inaan halkaan kahelo