Gabayga baakistaan

Ka Wikipedia

badhbaa baakistaan gaadhayoo profiseer sheegtay bilo laguma gaadhee cilmigu baasto kari maaha baahida ka roor oo kun boqol bilo ku qaad maaha bulshadaad ka dhalatay uun hadan been u qari maaha bara bixi ninkii adi ku baray beena qoro maaha beentaa cad iyo baakistaan baadha taladeeda bahda caafimaadkaay bandhiga been gadaan qorayo boqol doollar baa goynayee profiseer doonta oo baakistaan taga bilbaa lagu maqnaadaaye baahida aduunyaa ka daran baydka aakhiro eh waar baakistaan taga oo profiseer sheegta

gabaygan waxa tiriyay Dr.cabdi axmed warsame kana hawl gala cusbitaalka magaalada borama ee gobolka awdal waxa soo galiyay boga somali wikipedia maxamed aden muxumed