International Rescue Committee

Ka Wikipedia

International Rescue Committee (IRC

IRC waa hay'ad dhex ah oo aan dawli ahayn waa hay'ad bad-baado iyo horumarineed oo caalami saldhigeeduna yahay maraykanka IRC waxay ka shaqaysa in kabadan 40 dal. hadafka IRC waa in ay la gaadho kaalmo deg-deg iyo dib u dajin dadka ay ku habsato dhibaato isku dhac iyo abaaro. iyo si loogu shaqeeyo ilaainta xuquuqda bini-aadanimo, iyo in loo gar-gaaro dadyawga ay aafeeyeen rabshadaha isku dhac, cadaadis.. IRC waxa ay ka koobantay kooxo safka hore ka gurmada, kuwo kaalmo bini aadanimo u shaqeeya, aqoonyahno. IRC waxa ay caawisay dad malaayiin gaadhaya oo ku kala nool daafaha aduunka intii ka danbaysay aasaaskeda sanadii 1933.