Lahjad bari

Ka Wikipedia

DEGMADA, DAARUSALAAM CITY,GOBOLKA BAADIR,MUQDISHO,SOOMAALIYA, Deg Daarusalaam City waxay ka mid tahay degmooyinka ugu bilicda wanaagsan degmooyinka Gobolka Baraadir. Deg Daarusalaam City waxay dhinaca waqooyi kaga beegan tahay Stadiumka ama miisaanka dhuxusha 7 km, Deg Daarusalaam City sanadka marku ahaa 2015 waxaa laga dhisay masjidka Deg Daarusalaam City wuxuna ahaa masjidkii ugu horeeyey ee laga dhiso Deg Daarusalaam City, Deg Daarusalaam City waxay leedahay oo caan ku tahay: 1 Beerta dalxiiska ugu weyn Somaali: sanadkasta waxaa dalxiis u yimada 4000,000. 2 dhismayaal si casri ah noo dhisay, villa,Dabaqyo noockasta leh, 3 wadoooyinka laamiyo xaafadkasta, iyo wada interlock a. 4 gancsi waxay leedahay ganacsi kala duwaran dhanka qudaarta nooc walba. Deg Daarusalaam City waxay caan ku tahay ganacsi nooc yadiisa kala duwan. marka ad tagto Deg Daarusalaam City waxaad maleysanaysaa somalia ma joogtid.

Deg Daarusalaam City waa magaalo waxbarsho,sida dadkeena 

qurbaha waa meesha ay caruurtooda waxbarashada u geeyaan

waxaa ku nool qiyaastii 20,000 kun qoys

culumu badan Deg Daarusalaam City,Somalia,

Deg Daarusalaam City waxay hoostimada Gobolka Banaadir. 

ee Muqdisho, waxay waqooyi kaga beegan tahay Stadiumka ama miisaanka dhuxusha 7 km Deg Daarusalaam City sanadka marku ahaa 2015,