Maadhiin (qori)

Ka Wikipedia

Maadhiin  (Af Ingiriis : Gahendra Martini) Waa qori xabbad keliyaale ah oo ka mid ahaa qoryihii ciidmada Ingiriisku ku hubeysnaayeen dagaalladii Daraawiishta. Westley Richards ayaa  sameeyey 1869. 1880 ayaa waxaa hormariyay  ganacsatidii hubka ee Ciidanka Nepal oo hoos joogay Generalkii la oran jiray Gehendra Shamsher JBR .

Maadhiinka iyo Soomaalidii hore[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Darwiish Ismaaciil Mire dagaalkii lagu dilay Koofil ka dib gabaygii uu mariyey waxa ka mid ahaa:

Gaaladu waxay tacab lahayd taabnay galabtaase

Maadhiin turaabkaa ka badan tuurla kaga qaadnay

Tukihii intaan niman u waray tobanle soo qaatay


Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]