Martin Luther King, waxoo ahaa nin Mareykan oo madow. woxoo ahaa nin firfircoon oo radinaayay xoreenta dadka madowga mareykanka. waxoo caan kuyahay, qudbadii "Riyo aa heestaa" (I have a dream). martin waxoo ku dhashay Atlanta gobolka Georgia , janaayo 15 1929kii. waxaana la dilay Abriil 4 1968.