Noolaha aan qatar ku jirin

Ka Wikipedia
Xaalad Xannaano
sida ay la tahay IUCN Red List
Bufo periglenes, the Golden Toad, was last recorded on May 15, 1989
Cirib-tir
Haddidaad
Lower Risk

Other categories

Related topics

IUCN Red List category abbreviations (version 3.1, 2001)

Noolaha aan qatar ku jirin (Af Ingiriis : least concern; Af Carabi : ar‎) waa koox noole ah kuwaasi oo Ururka Ilaalada Nolosha Dabiiciga ee Caalamka (International Union for Conservation of Nature) ku qiimeeyeen in aanay halis ama khatar ku jirin noloshooda iyo jiritaanka. Sida caadiga ah, marnaba koox noole ah laguma dari karo xayndaabka noolaha aan khatarta ku jirin ilaa lagu sameeyo daraasad qoto dheer, taasi oo lagu ogaanayo bulshada noolahaas, tafiiranka iyo aayaha uu yeelan karo.[1]

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2016-01-28. Soo qaatay 2015-05-22.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)