Rako Raaxo

Ka Wikipedia

Degmada Rako Raaxo Waxa Ay Ka Mid tahay Degmooyinkii gobolka Bari lagu asaasay. waa magaalo Ku Taala Gobolka Bari Waxana La Asaasay 1930 Ku Dhowaad Waxay Ay Ku Taal Dhul Daaqsimeed Waxa Ay Caan Ku Tahay xoolaha Nool Waana Sababta Lo Degay Deegaanka Waxa Hoosta Degmada Ilaa 20 Tuulo iyo Kamaam Yar yar

Degmada Waxa Ay Leedahay Goobaha Asaasiga ah Oo Dhan sida : 1.Goobaha Caafimadka oo Ila 8 Xarumood ah Kuna Kala Yaal Magalada Rako Iyo Tuulooyinka Mch Yo

2. Dugsiga Hoose Dhexd Sare Iyo Macaahiida Shareecada iyo Cafimaadka 3. Xarumaha Ciidamada Saldhigyo Iyo Kastan 4. Xarumaha Hayada Bisha Cas Lanqeyrta Cas Ceelbiyood Magalada Rako 2 Ceel Biyood.

Degmada Rako Waxay Xuduudo la Wadaagta Degmooyinka Bayla Isku Shuban Qardho waaciye. Degmada Waxa La Magacaabay 1987 Diii