Reer Nuur

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Reer nuur)
U bood: gooshitaan, raadi

Hordhac

Qabiilka Reer Nuur waxa uu ka mid yahay Beel waynaha Samaron. Waana Qabiilka taariikh, aqoon, tiri iyo tayaba ugu horeeya BeeshaSamaroo. waxa uu dagaa gobolad Awdal, Salal, Gabilay, Waqooyi galbeed, Saaxil Iyo dawlad deegaanka soomaalida. Waxa lagu qiyaasaa tirida reer Nuurka ee daga dhulkan ilaa iyo 850,000. Reer Nuurku waxa uu leeyahay nidaam iyo suldaano garaado iyo qaybo faro badan oo si guud loo yaqaano oday dhaqameedyo, Reer Nuurku waa dadka ugu ilbaxsan waqooyiga soomaaliya.

Cinwaanka Koowaad(1)

Waxa loo aqoonsanyahay Samaroonku inay yihiin aqoon ahaan dadka ugu badan dadka soomaaliyeed, hadaba reer nuurku waxa ay ka yihiin 65% Beesha Samaroon dhaxdeeda xaga aqoonta. waxay yihiin dadkii aasaasay Jaamacada ugu horaysa ee laga furo kadib markii ay meesha ka baxday dawladii dhexe ee soomaaaliya ee la idhaaho Amoud University, Dugsiga sare ee Sheikh Cali Jawhar Secondery School.

Cinwaanka Labaad(2)

waa dadka ilbax ahaan ugu horeeya dadka soomaalida taasi waxa kuu cadaynaysa: marka la jooga qurbaha ama dibada qofba sida uu u yaqaano xifiisyada iyo meelaha shaqooyinka caadiga ahi ka socdaan waxa kaliya ee aad ku arkaysaa waxa weeyaan Dad ka soo jeeda Beesah Reer Nuur. waxa cadayn rasmi ah oo la hayaa inta ay istabo kuleeyihiin caalamka: sida istabta london, istabta washington, istabta kobanheegan, istabta jabouti iyo qaarkaloo fara badan xitaa hadaad tagto magaalada Boorama gudeheed waxaad helaysaa meel la dhaho Istabta reer nuurka , markaas taasi waxa ay ku tusinaysaa inay yihiin dadka lahaa xadaarad iyo ilbaxnimo soo jireen ah.

Cinwaanka Sadexaad (3)

waa dad lagu yaqaano geesinimo iyo ragatinimo, waxa ka dhashay ninkii ugu horeeyay ee gala dagaalkii 1977 dawlada soomaaliya ku gashay Ethiopian, sidoo kale markii dawladii dhexe ee somaaliya baaba'day waa dadkii dufaacay dhul waynaha ay dagaan Beesah Samaroon.

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada