Ruhollah Khomeini

Ka Wikipedia
Ruhollah Khomeini


Perzisch: ‏‏آیت‌الله روح‌الله خمینی‏)carabiga{روح الله الخميني }waxa uu dhashay 24.sebtenbar.1902}waxa uu dhintay{3.juni.1989.waxa.uu ahaa marjac diimeed waxa ay u yaqaanaan shiicadu.kadib waxa uu noqday hogaamiyihii kacaankii xilka lagagaqaatay.boqorkii Eeraanta: ee hore. “..Mahamed Ridaa Bahlawi...” oo dhacday.sanadii.1979.eran waxa uu xukumay intii u dhaxaysay.ridistii.shaaha.iyo dhimashaddiisii.n naanaysta.aadka loogu yaqaanay waxa ay ahayd aayatulaha wayn.waxa lagu tilmaamaa in uu asalkiisu yahay Hindiya iyo Yurubta.!!

Warraaqsa booda bara 1979-1989tti hogganaa olaanaa Iraan ta’uun ejjennoo heera Islaamaa keessatti hundeeffame. Sayyid Ali Khamenei kan bakka bu'e June 4, 1989.

Khamenei waxa uu ka badbaaday isku day dil sannadkii 1981-kii markii bam lagu rakibay cajalad duubo uu ku qarxay shir jaraa’id oo uu cuuryaamiyay cududdiisa midig.

Waxa uu ahaa shakhsi muhiim ah 1979-kii Kacaankii Iran ee Iran iyo saaxiibka dhow ee hoggaamiyihii ugu horreeyay ee Iiraan, Syd. Ruhollah Khomeini.!!


[1].


[2].


[3].


[4].


[5].

NOLOSHIISII[wax ka badal | wax ka badal xogta]

kadib markii uu dhalacyn u soo jeediyay boqorkii xiligaa eeran xukumayay maxamed rida bahlawi.ayaa ayatulah loo mastaafuriyay dibada.dalka ayaa laga eryay.waxa uu tagay wadanka turkiga oo uu ku noolaa mudo toban iyo laba biloodah.kadib waxa uu aaday xagaas iyo ciraaq.oo uu degaan ka dhigtay magaalada.najaf ee aad ay shiicadu uga danbayso.kadib markii uu halkaa ku sugnaa mudo gaadhaysay 12 sano ayaa waxay isqabteen xukuumadii halkaas katalinaysay.waxa uu goaan saday in uu aado wadanka kuwait.laakiin wadanka kuwayt waydiideen kadib markii uu shaahu sidaas ku amray.kadib ayatulah waxa uu u safray wdanka faransiiska.halkaas waxa uu kula kulamay.madax waynihii.faransiiska.Valerie Djiyskardestan.oo ku marti qaaday qasriga eleze.ee madaxtooyada.madax waynuhu waxa uu maqlay in ayatulah uu jooga xaafad yar oo ku taala agagaarka baris.kadib ayatulah madaxwaynaha farsiisku waxa uu ka codasady in aanuu samayn wax.dhaqdhaqaaq siyaasadeedah.aytulah waxa uu ugu jawaabay in taasi ay kahorimanayso dimuquraadiayada fransiisku uu ku andacoodo in uu yahay wadan dimuquraadiya.kadib waxa uu halkaas joogay.mudo afarbilooda.oo uu qorsheenaayay.ujeedooyinkiisa.kacaanka soosocda.ee uu karidi doono wadanka eran iyo xukuumada uu dhisi dono

AFDUUBKII SAFAARADA MARAYKANKA[wax ka badal | wax ka badal xogta]

ragii uu hogaaminayay aytulah ee kacaanka eeraan waxa ay qabsadeen safaaradii maraykanka ee taharan nofenbar.1979.kadib markii madaxwayne.jimi kartar uu u ogalaaday in shaahii eeran maxamed rida bahlawi lagu daaweeyo dhakhtar kuyaala wadanka marykanak.waxa ay halkaas ku qabsadeen 53.dublamaasi oo marykana iyo ilaaliyayaashoodii.waxa ay haysteen mudo gaadhay.444.maalmood.khumayni waxa uu aad u ayidsanaa in lasii hayo lahaystayaasha marykanka ah. arinta ay uhaysteen dublamaasiyiintaa marykanka ahi waxa ay ahayd.in.shaaha ay dawlada maraykanku kusoo celiso eeraan si maxkamad loosaaro.laakiin shaahii waxa uu dhintay .juli.1980. laakiin way siisocotay haysashaddii.ilaa lasiidaayay.janauari.1981.

DAGAALKII.IRAN.IYO.CIRAAQ


jamhuuriyada islaamiga ee iran ayaa loobedelay magicii wadanka iran kadib markii.aykacdoon wadayaashu lawareegeen xukunka iran.1979.isla sanadkaa waxaa dalka jaarka laah ee ciraaq.madax unoqday sadaam xusayn.kadib labasano waxaa bilaammay dagaal kusaabsan xuduuda labedel.dagaalkaas oo looyaqaano dagaalkii khaliijka ee koobaad.dagaalkaasi wax uu socon ayay.in kabadan sideed sano

DHIMASHADII KHUMAYNI


waxa lagu aasay khumayni.magaalada taharan ee caasimada ah.aaskiisiina waxa kasoo qaybgalay dad aad ubadan oo aad u murugaysnaa.waxa lagu aasay meel u dhaw xabaalaha loo yaqaano.janat azhra

  1. https://networthpost.org/ali-hoseini-khamenei-net-worth/
  2. https://www.aljazeera.com/amp/news/2023/3/3/iran-president-blames-foreign-enemies-for-schoolgirl-poisonings
  3. https://www.atlanticcouncil.org/blogs/iransource/the-supreme-leader-is-still-alive-but-when-he-does-eventually-die-how-will-succession-play-out/
  4. https://amp.cnn.com/cnn/2022/11/27/middleeast/farideh-moradkhani-arrest-iran-intl/index.html
  5. https://www.quora.com/How-did-Ali-Khamenei-earn-95-billion-net-worth-Is-it-by-looting-Sunnis-of-Iraq-Yemen-Lebanon-and-Syria?top_ans=294482953