Saint Petersburg

Ka Wikipedia
Magaalda Saint Petersburg

Saint Petersburg (Af Ruush : Санкт-Петербу́рг) horay waxa loogu magacaabi jiray Leningrad (Ленингра́д 1924-1991 intaas kahor waxa ay lahayd magaca Petrograd (Петрогра́д 1914-1924) waa magaalo kutaala dalka Ruushka waxa ay kutaalaa waqooyi galbeed wadanka Ruushka waxa ay kutaalaa duleedka Wabiga Neva Bariga Gacanka Finland ee Bada Baltikska. waana mid kamida magaalooyinka qaarada yurub ugu waawayn dhanak dhaqanka.

Dadka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dadka magaaldan dagan waxa lagu qiyaasaa ilaa 4661219 oo qof.waana magaalda labaad ee uguwayn wadanka Ruushka waana magaalda Afraad ee ugu wayn qaarada Yurub waa goob dhan oo aad uwayn.waana mid kamida dakadaha uu wadanka ruushku kuleeyahay Bada Baltikska

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaalda waxa Asaasay qaysarkii la odhan jiray Peterkii koobaad 27 may 1703

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]