Tuulada diyaano

Ka Wikipedia

Tuulada diyaano waxay Ku taal goolka galgaduud ee bartamaha Somalia waxayna u dhaxaysa cadaado iyo gilinsoor waxana Mara lamiga dheer tuulada waxaa dagan dad rer guura ah tuulada dad ayaa deegaan uh dadka malintii ayey yimaadaan galatiina way Ka caraabaan taa sababtu tahay dulaad ceelal iyo baraago ayey leedahay dadka ayana Ka caba malintii tuulada waxay hoostagtaa cadaado si dookle tuulada wax muhiim u tahay cadaado iyo gilinsoor tuulada waxay ku jirtaa ilaha dhaqaale ee cadaado iy istiraaji ahaanba tuulada jihada bari ka xiga qurdhumaanle cabdi heerye waqooyi bari wad gilinsoor galbeed biyaguduud waqooyi gilinsoor galbeed bari baabuur harsi fadlan wax ku dar lkn wax an sax ahayn haku darin