Twitter

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Twitter

Twitter Waa mid kamida goobaha lagukulmo ee shabakada Internetka waxa uu bixiyaa adeega Tweets oo ah in aad qorikartid amaba qofkale aad u qori kartid waraaq gaabanamba qoraal agaaban ugubadnaan waxaad qorikartaa 140 xaraf

Aasaaskii[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Twitter waxa uu soobaxay sanadii 2006 waxa adeegan samaysay shirkada lagumagacaabo Obvious oo ah shirkad maraykan ah waxa si dhamaystiran loo adeegsaday aktobar 2006 laakin waxa uu soo caanbaxay sanadii 2007 oo si dhamaystiran caalamka oo dhan looga adeegsaday.