Urur kooban
Appearance
Xisaab ahaan, waxay ahaanaysaa urur uun urur kooban haddii laga helo xiriirka Midmid ku dhexjirta iyo Urur kale leh qaabka {1, 2, ..., n} kolka n waana Tiro tirsiimo. Tusaale ahaan, Ururta
waana urur kooban tirada shanta qaybood. Waxaa loo ogolyahay qiime ahaan in ay ka koobnaato n = 0 Sidaa darteed maxaa yeelaay urur madhan waana ururu kooban.
Qeexista eryaga loo adeegsado
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxaa la yiraah Urur kastoo S, waa koobantahay haddii la helo Midmid
marka n Tiro tirsiimo Ogaal guud. Haddii urur uun kooban, waxaa loo qarayaa susun sidaan:
eeg sidoo kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Patrick Suppes, Axiomatic Set Theory, D. Van Nostrand Company, Inc., 1960