Warshada Dharka ee Balacad

Ka Wikipedia

Warshadda Dharka ee Balacad waa warshad ku taalo degamada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe. Warshadaan waxee soo saartaa Dharka, waxaana la sameeyay taariikhda marka ay ehayd 1966kii waxay na soo saartaa dharka noocyadiisa kala duwan, waxaana jirtay in xitaa loo iib gayn jiray dibadda, waxaa la kaalmeeyay oo kaalin ka qaatay Taliyaaniga