Xasan Cabdullaahi Xasan

Ka Wikipedia

Xasan cabdale xasan Waxaa weeye khabiir dhaqaalaha ah iyo maaraynta Waxa uu shqooyin kala duwan ka soo qabtay somali airlines daalo airlines oo uu madaxa ugu sareeya ka ahaa waqtiyadii bur burka dalku ahaa Waxaa uu galay Siyaasadda isaga oo noqday wasiir ku xigenkii maaliyada puntland Hadana waa duqa magaalada boosaaso ahna gudoomiyaha golaha deegaanka magaalada boosaaso