Abkow
(Waxaa laga soo toosiyay Awoowe)
Awoowe
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/7d/Grand-m%C3%A8re_et_petite-fille%2C_la_puissance_d%27un_lien.jpg/170px-Grand-m%C3%A8re_et_petite-fille%2C_la_puissance_d%27un_lien.jpg)
Awoowe waa waalid. Awoowe waa aabaha iyo hooyada aabaheed, kaasi oo ah Waalid Labaad. Dhinaca kale, awoowaha aabihiis waxaa loo yaqaanaa Abkoow. Abkoowga waxaa inta u badan waxaa lagu khaldaa awoowaha.
Qoraalo La Mid Ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Qoys
- Hooyo
- Aabe
- Ilmo
- Walaal
- Ubad
- Qaraabo
- Aboowe
- Abaayo
- Wiil
- Gabadh
- Xaas
- Seey
- Waalid
- Ciyaal
- Caruur
- Awoowe
- Mocooyo
- Ayeeyo
Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]