Matabaan

Ka Wikipedia
Matabaan

Matabaan Garoore
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
Dalka Somalia
GobolkaHiiraan
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Matabaan

Matabaan waa Dagmo ku taala dhank waqooyi ee gobolka Hiiraan, una jirta 75 kiilo mitir magalada Baldweyne ee Caasimada gobolka Hiiraan.

Warbixinta degmada mataban oo koban:

 Wadanka: Somalia

 Mamulka: Hirshabele

 Gobolka: Hiiran

 Beesha Dagta: Xawaadle

 Tirada dadka magalada: 97.000

 Taariikhda tira koobkan: 2022

 Ganacsiga: xoolaha iyo qudaarta

Degmada Matabaan waxay ka mid tahay degmooyinka gobolka Hiiraan

Baaxadda Magaalada: Dagmada matabaan Baaxadeedu waxa ay ku fadhisaa 5𝑘𝑚2, Dismaha magaalada ayaa u qaybsan jihooyinka waqoyin,kofur,bari iyo galbeed.

Cimilada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Cimilada magaladu wa mid qaboow xiliga subixi iyo habeenki. Waqtiyada duhirki , gar ahan xilayada abarata ah magaladu wa kulushahay, oo heer kulku waxa uu gaara ilaa 30 °C (91 °F), lakiin habenki cimiladu wa qabowda.

Magaladu roob fiican ayeey heshaa xiliyada Guga iyo Deyrta.

Xaafadaha matabaan