Portal:Cilmi Fallag

Ka Wikipedia
Hiddaha iyo Dhaqanka Sooyaal Juqraafi Taariikh Xisaab Saynis Bulsho Farsamo Falsafad Diimaha Tusmo Cunto
bedel

Cilmi Fallag

Cilmi Fallag

(waa "Cilmiga Xidigaha" ama Cilmi "Fallag")

Cilmi Fallag (ingiriis: Astronomy) sidoo kale loo yaqaano Cilmiga Xidigaha waa cilmiga barshada Meereyaasha, Xidigaha, dayaxaanta, Galaagsiyada iyo dhamaan Koon eeynu ku noolnahay.
Cilmi Fallaga waa qeeyb ka mid ah Sayniska oo si toos ah u sharaxa barshada Koonka.

Qofka aqoonta u leh Cilmi Falaga waxaa loo yaqaanaa Xidigisyahan (astronomer).
2009 :Sanaddii loo aqoonsadan cilmi falagga.

bedel Maqaal bille
Sawir dhulka ha
Dhulka (ingiriis: Earth, Carabi: أرض) waa meereha sadexaad ee qoraxda u dhow ee Bahda Midaysay Qoraxdu. Waa meeraha ugu muga iyo miisaanka weeyn iyo midka shanaad ee ugu xajmiga weeyn sideedda meere eeBahda Qoraxdu Midaysay.

Dhulka waxa lagu naaneeysaa Meeraha Midabka Buluugan Meeraha Midabka Buluugan sababtoo ah marka hawoda sare laga soo fiirinayo waxa muuqda midabka buluuga.

Dhulku waa meereha kaliya ee nolol ka jirto dhamaan meereyaasha aan naqaano. Waxa lagu qiyaasaa meeraha dhulka in da'diisu ku dhowdahay 4.5 bilyan oo sanno.

Dhulka isku-wareegiisa (Circumference) waa 40,007.86 km marka laga xisaabayo dhul badheha, sidoo kale baaxada guud ee oogada dhulku waa 510,072,000 km2 - taas oo ka kooban 148,940,000 km2 "148,940,000 km2" dhul ama caro iyo dhagax ah una dhiganta 29.2 %; iyo 361,132,000 km2 biyo iyo bad ah, taas oo u dhiganta 70.8 %.

Muga dhulku waa 1.08321 ×10 12 km3 halka cufka meeraha dhulku yahay 5.97219 ×10 24 kg.

Sidoo kale, miisaanka cuf ee dhulku waa 5.515 g/cm3, "cufka dhulku waa 5.515 g/cm3" halka cufisjiidadka dhul badhehu yahay 9.780327 m/s2 taas oo u dhiganta 0.99732 g. Cadaadiska dunidan waa 101.325 kPa (MSL).

Kaydka... Aqri dheeraad...
bedel

Maqaallo cusub

  1. ☿ Dusaa
  2. ♀ Waxaraxir
  3. ⊕ Dhulka
  4. ♂ Farraare
  5. ♃ Cirjeex
  6. ♄ Raage
  7. ♅ Uraano
  8. ♆ Docay

bedel

Fallagyahanka usubuuca

Portal:Cilmi Fallag/Xidigisyahan
bedel

Meeraha usbuuca

Portal:Cilmi Fallag/Meeraha Usbuuca
bedel

Link

Portal:Cilmi Fallag/Link
bedel Qaybaha
Portal:Cilmi Fallag/Category
bedel

Sawirka Usbuuca

Portal:Cilmi Fallag/Sawir Xul Ah/2
bedel Ma ogtahay
Portal:Cilmi Fallag/Ma Ogtahay
bedel

Wararka cilmi falagga

Portal:Cilmi Fallag/Warar Cilmi Fallag
bedel

Dhacdada bisha

Portal:Cilmi Fallag/Dhacada Bisha
bedel

Mashaariic

Portal:Cilmi Fallag/Mashaariic
bedel Liiska mowduucyo culmu fallag
Portal:Cilmi Fallag/Liiska
Bedel Laamaha cilmu fallagga
Portal:Cilmi Fallag/Laamaha
bedel

Maqaalo dalban

Portal:Cilmi Fallag/Maqaalo Dalban
Wiki portal
Hooyga muhiimka ah:
Qaaradaha:

Aasiya | Afrika | Antarktika | Ooshiyaaniya | Latin Ameerika | Woqooyiga Ameerika | Yurub |

Portal Bahwadaag la ah:

Carabta | Hiddaha iyo Dhaqanka | Af-Soomaali | Siyaasadda |

Sidoo kale:

Soomaaliya

Bulsho ] Hooyga ]