Talk:Abgaal

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

waxaad ka tagteen nin majeerteena caan ka aha beesha iyo somalida kale ba magacisa waa mohamed Abdullahi warsame waxa uu ahaa baylood ama duliye iyo injineer ba dooladii kacaanka 1981 aya waxa lagu qasbay inuu diyaad xog ku wado diyar hales need ayuu waday waxayna ku qaraxday diyarada balcad 1981 tariikhda dib haloo baro ninka la yiraahdo mohamed abdullahi warsame waa hayley caana taariiqda dip halo baaro

shanta yuunis danwene mesha waxan uku jeda lee galmaax aaway xusen yunisa iyo kuwa kale inleen waa shan yunisyada

   asc ww wall qofkan aqon haka lexdo bel weynta abgal ma aha in ad kalarebto hadi adan aqon sida ey ukala baxan laso xariir www     faanoowyare@gmail.com yan la hal haleynbesha

Wixii muran qaba halkan ha yimaadaan

Asc anoo mgacygu yahay c.kariin waxaaan rabaaa in leey sheego 9 kiii abgaal sideeey kala baxaa sadax Lee lasheegee Galbaash (talk) 20:57, 8 Sebteembar 2016 (UTC)[reply]

Waxaanu ahay abgaal, inan edit pageka kasoo badelo aa rabay lakin permission uma hesti ee waxa idin sheegi rby information badn aa sax ahayn sida abgaalki ukala qaybsamto Iyo tirada abgaal. Waxay ukala qaybsamta

Abgaal -Waceysle Dhagaweyne Caligaaf Harun waceysle Jibraail waceysle Saleebaan Iyo waxyaba kale

-Wacbuudhan Dauud wacbudhan Kabaale wacbudhan Galmaax —Omar Galmaax -Celi cumar -Reer mataan —Yusuf Galmaax -Maxamed Muuse Yusuf -Wehliye Muuse Yusuf

Harti Abgaal -Agoonyar Gabane -Warsangeli (darood lumay) -Cabdala caroone -Owbakar -Habar nuugal -Yabar Maxamad

Waa sedaxdaas. Tirada abgaal Waa at least 20000 in Uk, 10,000 USA, 3-4 million Africa (Somalia, Ethiopia Kenya), 20000 Yemen iyo 50000+ wadamada kale

Waana ku mahadsantahay Xasanediterabgaal (wadahadal) 13:41, 27 Maarso 2022 (UTC)

Dadka abgaalka famouskana waad is taggtay sida

Sharif Sheikh Ahmed, Former President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud, Former President of Somalia Nur Hassan Husein, Former Prime Minister of the Transitional Federal Government Ali Ghedi, Former Prime Minister of the Transitional Federal Government Ali Mahdi Muhammad, President of Somalia from 1991– 1997 Muse Suudiye Yalaxoow - TFG Hussein Kulmiye Afrah, vice-president of Somalia under the Siad Barre Regime Ahmed Maxamed Xasan, Lieutenant Colonel in the Somali Airforce who defused the MiG-17 jet fighter bombs[15] Salaad Gabeyre Kediye, Major General in the Somali Military, and chairman of the Somali Revolution Waceysle Ismail Jim'ale Osoble, Somali lawyer and Minister of Information in the government of Aden Abdulle Osman General Daud Abdulle Hirsi, First Commander-In-Chief of the Somali National Army Forces Waceysle Salad Ali Jelle, Deputy Minister of Defense of the Transitional Federal Government Ali Jimale, Educator at the City University of New York Mohamud Siad Togane, Somali-Canadian poet, professor, and political activist Adde Gabow (Mohamed Ali Hassan), Politician, Governor and Mayor of Mogadishu Abukar Umar Adani, Islamist, businessman who used to control the El-ma`an beach area which served as Mogadishu's port since the closure in 1995 of the city's main port[16] Bashir Raghe Shiiraar Leader of the Alliance for Peace and the Fight Against International Terrorism.[16] Warsangali Ali Dhere, Cleric and the Head of the first Islamic Court in northern Mogadishu [17] Farah Weheliye Addow (Sindiko), Former Vice President of the Confederation of African Football[18][19] Abdulahi Afrah, Minister of Commerce[20][21] Abdi Mohamed Ulusso, PhD Holder, Intellectual and 2004 Somali Presidential Candidate [22] Hussein Bood, Politician and Ex-Minister of National Planning, 1977–1981[23][24] Hilowle Omar, Chairman of the (Somali Reconciliation and Reconstruction Council) (SRRC)[22][25][26] Mohamed Ameriko, Somali Ambassador to Kenya[27] Ayub Daud, Professional Footballer Hussein Sheikh Ahmed Kaddare, Orthographer and the Inventor of the Kaddariya Script[28][29] Abdirahman Yabarow, Editor-in-Chief of the VOA Somali Service Omar Mohamed, Professional Footballer And many more, with some being in charge of famous Somali companies. waxaadna hilmaamtay inaad ku darto inay abgalka xamar dadka badankood loo moodo iney banaadir leyihin oo ka sii ahan celi cumar Iyo reer mataan Xasanediterabgaal (wadahadal) 13:44, 27 Maarso 2022 (UTC)