Jump to content

Xagar

Ka Wikipedia

Xagar waa degmo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Degmada waxay deris la tahay degmada Afmadow, dhanka gobolka Jubada Dhexe waxay deris la tahay magaalada Bu'aale. Degmadu waxay degmanimadeeda qaadatay sannadkii 1987. Degmada waxaa hoos yimaada in ka badan 55 tuulo. Degmadu waxay caan ku tahay cimilada wanaagsan, taaso ka dhigan inay ku fiican tahay in laga dhalin karo koronto. Degmada waxa dega beesha Jidwaaq, gaar ahaan beesha Bartire Habar Saacad, Maxamud Axmed.

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Juqraafiga Jubbada Hoose[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dagmooyinka Jubbada hoose

Kismaayo

Afmadoow

Xagar

Jamaame

Badhaadhe

Beelaha Jidwaaq[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhaqaalaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Badhaadhe is the most peaceful and evergreen district.