Jump to content

Insaykalobeedhiya

Ka Wikipedia

Insaykalobeedhiya waa buuga bixiya wax walba oo aduunka ka jira.

Dhammaan insaykalobeedhiya waa la daabacay, ilaa dabayaaqadii qarnigii 20aad markaas oo qaarkood ay ku jireen CD-yada iyo Internetka. Qarnigii 21-aad insaykalobeedhiya inta badan waa khadka internetka.

Qaababka insaykalobeedhiya[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]