Malakuyuul
Appearance
Malakuyuul[wax ka badal | wax ka badal xogta]
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/b/b4/Water-3D-balls.png/220px-Water-3D-balls.png)
Malakuyuul (Ingiriis: Molecule) waa walax aad u yar oo ah Isku dhis labo atom. Malakuyuul waa dhismaha ugu yar ee curiyeha qaarkood sida Haydarojiin oo markay kali tahay u sameeysan Malakuyuul.