U bood nuxurka

Aqalka sare

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
(Waxaa laga soo toosiyay Aqalka Sare)

Aqalka sare, (Af-Ingiriis: Upper house) loogu yeero aqalka odayaasha, waa mid ka mid ah golayaasha labada aqal (ama golaha shuurada), wuxuuna la shaqeeyaa Aqalka hoose ee Baarlamaanka.