Ururka Samata Bixinta Caawiye

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Awiye Organization Relief)

Ururka Samata Bixinta Caawiye waa urur u gargaaro qaxootiga soomaalida ku nool agagaarka magaalada Afgooye.Ururkaan waxoo u shaqeeyaa si oo u badbaadiyo qaxootiga soomaalida, waxeena xafiis ku leeyihiin deegaanka Ceelasha Biyaha oo muqdisho u jirto 17km.Ururkaan waxoo u istaagsanyahay in oo caawiyo shacabka soomaaliyeed, gaar ahaan nolosha meelaha ee degenyihiin.