Axmed Digfeer

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Axmed Yaasiin Digfeer)
Jump to navigation Jump to search

Axmed Yaasiin Digfeer wuxuu ahaa mid ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee loogu jeclaa wuxuu sidoo kale ahaa Abwaan, Laxamayste, mu’alif Kabaniiste wuxuuna ka mid yahay dadka aan la ilaawin ee Soo maray Fanka Soomaalieed (AHU) YAASIIN DIGFEER. Axmed Yaasiin Digfeer wuxuu ahaa hobal tayo sare oo fanneed leh wuxuu ka tirsanaa jiray hoballadii kooxdii Horseed. Allah ha unaxariisee digfer heesi hiiso waxay ahayeen ku wa taabanaaya damiirka dadka siiba raga han udhigee hadal ka si kaftan ah raga ku bargeeya wixii kadanbeeya 02h00 mirqaan darteed samada ayeey gaadfhaan digfer kash ka iyo laabta ayu nagaga yaalaa mana iloobayno man dhiman waa na nolyahay qollobtayada dhexdooda Waxaa kaloo xusid mudan bilida tumista heesaha fudud eee saambo cid sidiisa u tuntey lama hayo intuu fanka jiro

Heesaha ugu caansan digfeer

Sagal Hibo Garab maalin dubato Saaxiib Buugii sirta Bulo Digfeer awada galay