Gacanka Hordio

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Badda Hordio)

Gacanka Hordio ama Badda Hordio (ingiriis: bay of Hordio) waa gacan biyo badda oo horjeeda magaalada Hordio. Waxay ku taala Marinka Gardafuul.