Ciidamada Somaliland

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Flag of Somaliland.svg
Astaanta Qiidanka Qaran Somaliland

Ciidamada Somaliland (Ciidanka Qaranka) Somalilanad waxa ay leedahay ciidan militari oo si habaysan u tababaran kaas oo ah ilaaliyaha koobaad ee ciida somaliland. ciidamada somaliland waxa ay fadhiisimo iyo saldhigyo ku leeyihiin dhamaan wadanka. ciidamada somaliland waxa ay leeyhiin dhamaan qaybaha ciidan ee wadan yeesho. waxaa sharci ahaan loo ogolyahay dadka wixii kawayn 18 ilaa 49 ciidanka melatariga somaliland waxa lagu qiyaasaa ilaa 13,000 oo askari

mulatariga somalind waxaa uu ku qalabeysan yahay qalab ciidan oo dhameystiran sida taangiyo ,baybey ,baabuurta gaashaman ,qoryaha lidka diyaaradaha ,noocyada PM ka ,Hubka fudud iyo ka culusba

tabarada ciidamada melatariga somalind waxay kusoo kala qaatan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ciidanka warmly wuxuu leeyahay cusbitaalo lahi daryeelo ciidanka it's xaasaskooda it's caruurtooda health officer Siciid maxmuud

dhamaan xuduudaha iyo ciida somaliland waxaa ilaaliya masuulna ka saaran yahay si fiican waajibkooda u guta ciidanka qaranka J.Somaliland ciidanka warmly sidookale wuxuu leeyahay cusbitaalo dhakhaatiir aqoon sare ulleh by health officer Siciid maxmuud

Tayada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tayada ciidanka Somaliland ayaa ah mid aaad u saraysa marka loo eego geeska Afrika

taariikhda ciidamada qaranka soomaliland[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

cii damada soomaliland waxa ay taariikh diisu ka soo bilaab maysaa markii ay ahayd maxmiyada waxala aasaasay ciidamadii loo yaqaanay rukuubleyda 1913-1941 ciidamadaasi waxa ayla daagaalameen halyeygii soomaliyeed iyka oo gudanaya waa jibkoodaa qaran waxa labaa bi iyay 1941 waxaana lagu badalay ciidamadii la odhanjiray ciidamada ilaalada maxmiyada 1941-1960