Cismaan Xasan Cali Caato

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Cismaan Xasan Cali Caato (Cismaan Caato) waa nin siyaasi ah oo ka mid ah xubnaha barlamaanka Dawladda kumeelgaarka[1].

Taariikh nololeedka cismaan caato[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Cismaan caato wuxuu dhashay sanadka marka uu ahaa 1940kii. wuxuu ahaa nin ganacsade, waxuu la shaqeen jiray Maxamed Faarax Caydiid. cismaan caato waxuu leeyahay 22 ciyaal. wuxuuna degenaan jiray dalka kenya.Taariikhda marka ee eheed 9 Febraayo 2005 hay'adda Reuters waxay cismaan caato ku tilmaamtay in oo yahay qabqalaha Dagaalka]][2].

Question book-4.svg
Maqaalkaan malahan xog caddayn ah.

Qoraalkaan hoose waxaa ka maqan tixraac xog caddayn ah ama reference. Fadlan ku caawi wikipediya sidii oo u noqon lahaa qoraal sax ah, ku soo dar xog caddayn ah meesha aa ka soo ogaatay. Qoraalada aan leheen xog caddeyn ah waxaa dhici karto in laga saaro meeshaan.

Cismaan caato waxa u aas aasay garabkii ka faliiqmay general aideed kadibne dagaal kula galay xaafadii saybiyaano oo ka tirsan degmada hodon dagaalkaas oo ugu danbeyn keenay geeridii ceydiid.

cismaan caato waxaa lagu xantaa inuu yahay nin shirqool iyo dabin badan sida ey aaminsan yihiin dad badan oo soomaaliyeed. sidoo kale waxaa lagu xantaa in uu ku lug lahaa howlaha isku gudbinta daroogooyinka iyo sidoo kale jidgooyooyin xamar yaalo. cismaan caato hada waxa uu joogaa xamar maalin dhaweyd ne waa caayatam


ilaaah kacab so waxaadan ogeen hasooqorin fadlan aaqiradaada ucabso bini aadinimadana hakafogaan waabeen intaad sooqortay waxba kama jiraan

  1. [1], "Xildhibaan Cismaan Caato oo ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya(dhacdo 2011)"
  2. [2], "Cusmaan Cali Caato (oo ay hay'adda Reuters ku tilmaantay: Qabqalaha Dagaalka"