U bood nuxurka

Dafo

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
(Waxaa laga soo toosiyay Daffo)
Daffo

Dafo waa shimbir weyn, oo samada ku duulo. Shimbirtaan, waxey cuntaa, hilibka xayawaanka. Dafada waxaa lagu yaqaannaa, in ay inta si aayar ah ugu soo dhawaata dhulka ay dabadeed si xoog ah ku dafto ugaarteeda (badanaa jiir ama hilib).Sawirka waa khalad Dafo ma aha.