U bood nuxurka

Dareema caddo

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
(Waxaa laga soo toosiyay Dareemo cadde)
Dareemo Caddo waa deegaan Caraale Mahad
Dareemo Caddo waa dhul-ciid oo deegaanka Arale Mahad. Waxaa ka soo jeeda Indhosheel

Dareema Caddo waa xaafad ku yaalo Buuhoodle ee ahayd caasimadda kowaad uu lahaa Garad Diiriye Guure iyo garadtooyadiisa. Taariikh ahaan, waxay ahayd caasimadda Shiikhyaale.