Jump to content

Horogle-magaalada

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Degmo horogle)

Magaalada Horogle waa magaalo ka tirsan gobolka mudug ee dalka Soomaaliya, waxaana odayaal lagu soo dhisay beesha horogle Sab ee madhibaan, sanadkii 1999 magaaladan ayaa 30 KM dhanka bari kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Bishii Nofeembar 2020, madaxweyne Farmaajo ayaa booqday horogle.

Horogle magaalada
Magaalo
Horogle

Goobta Soomaaliya

Isku xidhka: 10°22′33″N 47°11′47″E
Wadanka Soomaaliya
Gobolka Mudug
Degmo Horogle
Population
• Wadarta 1500
Aagga waqtiga UTC+3 (EAT)

Tirakoobka dadweynaha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wax ka beddel sida ku cad buug la qoray 1999-kii, horogle wuxuu ahaa guriga si fiican (magaalada uu ku dhashay) ee xilliga qallalan ee caadiga ah ee horogle

  • Qaybaha maamul ee Soomaaliya
  • Gobollada Soomaaliya
  • Degmooyinka Soomaaliya
  • Soohdinta Soomaaliya iyo Soomaaliya
  • Soomaaliya portal

Wax kabadel

  1. ^
  2. ^
  3. ^
  4. ^
  5. ^  p.164 iyo p.166
Maqaalkan goobta Soomaaliya waa madax adag. Waxaad ku caawin kartaa Wikipedia markaad ballaariso.

Qaybaha

  • Goobaha dadku ku badan yihiin ee mudug
  • Juquraafiga Soomaaliya