Dhulbaxsinta Carabta

Ka Wikipedia

Coordinates: 23°N 46°E / 23°N 46°E / 23; 46 Dhulbaxsinta Carabta ama Jasiirad Dhuleedka Carabta (Af-Carabi شبه الجزيرة العربية) waa jasiirad dhuleed oo ku taalo koonfur bari ee qaarada Aasiya. waxee ku taalaa meesha ee afrika iyo aasiya ee iskaga dhagaayaan oo ah Siinaa.dalka ugu weyn jasiirad dhuleedkaan waa Sacuudi Carabiya, waxeena daris la tahay dallalka kala ah :-

Baaxada jasiirad dhuleedkaan waa 3,237,500 km2