Ducooyinka galista Suuliga

Ka Wikipedia
DUCADA GALISTA MUSQUSHA Marka Musqusha la galayo waxaa lagu ducaystaa Ducadan (ALLAHU MA INII ACUUDU BIKA MINAL KHUBSI WAL KHUBAA'IS) oo macnehed yahay (Allow waxaan kaa magan galaya shaydaanka kiisa dhedig iyo kiisa lab ba. waxaa la hor galinaya lugta BIDIX. marka laga soo boxo waxa la soo hor saaraya lugta MIDIG waxaana la dhahaya (Qufraanaka).[wax ka badal | wax ka badal xogta]