Faysal Bin Cabdil Caziiz

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Faysal of Saudi Arabia)
tiswir boqor saudilka

Taariikh Nololeedkii Boqor Faysal[wax ka badal | wax ka badal xogta]

 Saudi Arabia

Boqor Fayal wuxuu ku dhashay magaalada Riyaad, sanadkii 1906.

Wuxuuna xukunka hayay laga billaabo 02/11/1964 illaa 02/03/1975.

Boqor Faysal waa boqorkii seddexaad ee dalka Sacuudi Carabiya.

Faysal waxaa dilay nin la yiraahdo Faysal Bin Musaacid oo uu adeer u ahaa. Boqor faysal wuxuu ahaa nin diintiisa iyo dadnimadiisaba difaacda Laakiin kuwa waqtigaan jija 6/23/2017 waxba maaha waa daba dhilifyaal Diintoodii iyo dad nimadoodiiba datay