File talk:539408 4608642730931 853476951 n.jpg

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Cabdulqaadir maxamed waydow, waxaa uu ku dhashay magaalada muqdisho gaar ahaan madiina, 20/10/1980, waxaa wax barashadiisa school ee dugsiga sare ku qaatay school imaama alshafici, kadib waxaa uu ku biiray machadka simad oo uu ka qaatay IT, 2004 waxaa uu u safray wadanka hindiya si uu waxbarashadiisa u sii wato waxaana ka bartay business management oo ka soo qaatay shahaadada. master degree. waxaa uu bare kasoo noqday schoolka bukhaari sidoo kale waxaa uu soo noqday gudoomiyaha ururka dhalinyarada somaliyeed, sidoo kale waxaa uu noqday xubin ka mid ah gudi wax ka qoray sida ugu fudud ee loo diiwaan galin karo wadooyinka muqdisho.