Gaal

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Gaalka (ingiriis infidel) labo micna bey leydahay. Micnada hore waxey ku saabsantahay qofkii oo diimaha oo dhan dhammanba diida. Micnada labaad waxey ku saabsantahay qofkii Somali ah, misa ajnabi oo qowmkiisa badnaantooda Muslim ah, oo diinta Islaamka diidey iyo murtad noqdey.