Gegada diyaaradaha Gerbohaareey
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Garbaharey)
| Gegada diyaaradaha Gerbohaareey Garbaharey Airport | |||
|---|---|---|---|
| IATA: GBM – ICAO: ma lahan | |||
| Macluumaad Guud | |||
| Nuuca Garoonka | Dadweyne | ||
| Milkiilaha | Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya | ||
| Agaasimaha | Garbahaarey | ||
| Adeegyada | Garbahaareey, Soomaaliya | ||
| Joogga Heerka badda | 6,500 ft / 3,220 m | ||
| Isuduwe | 03°19′22″N 042°12′47″E / 3.32278°N 42.21306°E | ||
| Maabka | |||
| Meesha ka dhaco Soomaaliya | |||
| Macluumaad | |||
| Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
| m | ft | ||
| 1,050 | 3,445 | ||
| Isha warbixinta: [1] | |||
Gegada diyaaradaha Gerbohaareey (Af Ingiriis : Garbaharey Airport) (IATA: GBM[2], ICAO: GBM) waa gego diyaaradeed u adeega bulshada magaalada Garbahaarey[3] (sidoo kale loo yaqaano Garbaharey), gobolka Gedo ee wadanka Soomaaliya.[4]
Garoono Kale Soomaaliya
Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
- Berbera
- Boosaaso
- Gaalkacyo
- Hargaysa
- Muqdisho
- Caabudwaaq
- Boorama
- Burco
- Jowhar
- Cisaleey
- Garoowe
- Caluula
- Baydhabo
- Baardheere
- Beledweyne
- Ceerigaabo
- Eyl
- Garbaharey
- Guriceel
- Kismaayo
- Hobiyo
- Qandala
- Qardho
- Taleex
- Baladweyne
La Xidhiidha
- (ASN|BXX)
- Aeronautical chart at SkyVector
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ Macluumaadka gegooyinka diyaaradaha Garba Harre, Somalia (GBM) ee laga helo Great Circle Mapper.
- ↑ "IATA Airport Code Search (GBM: Garbaharey)". International Air Transport Association. Retrieved 23 September 2013.
- ↑ Garbaharey Airport at World-Airport-Codes.com
- ↑ "Istanbul conference on Somalia 21 – 23 May 2010 – Draft discussion paper for Round Table "Transport infrastructure"" (PDF). Government of Somalia. Retrieved 31 August 2013.