Hodan Cabdiraxmaan Cismaan
Hodan Cabdiraxmaan Cismaan | |
---|---|
Sidoo kale loo yaqaan | Hodan Cabdiraxmaan |
Nooca fanka | Fanka Soomaalida |
Occupations | Fannaanad |
Qalabka | Cod |
Sanadaha Shaqada | 2002–hada |
Hodan Cabdiraxmaan Cismaan waa fannaanad Soomaaliyeed. Hodan oo ka mid ah fannaaniinta Soomaaliyeed ee ugu caansan, ayaa fanka soo gashay sannadkii 2002-dii, iyadoo wixii xilligaas ka dambeeyay ay duubtay heeso badan oo guulo ka gaaray.
Heesaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Hanasho[1]
- Ii Dhiib Gacmaha[2]
- Heesta Huteel[3]
- Rugta Nolosha[4]
- Heesta Xayo-wanaag[5]
- Heesta Sidig
- Jaalle[6]
Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ Hodan iyo Iskalaaji, heestii Hanasho; masuul.com
- ↑ Hodan Cabdiraxmaan, heesta Ii dhiib gacmaha ; masuul.com
- ↑ Hodan, heestii Huteel; masuul.com
- ↑ Hodan Cabdiraxmaan iyo Cawaale Aadan, heestii Rugta Nolosha; masuul.com
- ↑ Hodan iyo Mursal Muuse, heesta Xayo Wanaag; masuul.com
- ↑ Hodan Cabdiraxmaan, heesta Sidig; masuul.com