Badownimo

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Jaahil)

Badownimo ama aqoon Yari ama Jaahli (Af Carabi : arAf Ingiriis : Ignorance) waa caksiga aqoonta, waa garasho la'aanta walax,

Ereyga "jaahil" waa tilmaam qeexaya qof ku sugan xaalad uusan ka warqabin , wax garashada iyo inoo iska indho tiro macluumaad muhiim ah.

Jaahilku waa sadax nooc oo kala ah, jaahilnimada dhabta ah (maqnaanshaha ama aan waxba kala ogeen), jaahilnimada shay (aqoon la aanta qaar ka mid ah shayga), iyo jaahilnimo farsamo (aqoon la’aan sida wax loo sameeyo)[1]

u sababi kara[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Nottelmann, Nikolaj. "ignorance." Cambridge Dictionary of Philosophy, edited by Robert Audi, Cambridge University Press, 3rd edition, 2015.